Comments

    • Misra Muse
      Misra Muse

      Masha allah wllshey yaasmiin qurux

      about 23 days ago
    • Asiya Farah
      Asiya Farah

      Yasmin phone number kaaga ma heli karaaa sual ku waydiine

      about 3 months ago
    • Saynab Idle
      Saynab Idle

      Kin w mA MASAGAA ABAA ADOO RAALI AH

      about 5 months ago
    • Bintu Abdalla Moalim
      Bintu Abdalla Moalim

      Masha Allah abayo yasmiin love you xabibti

      about 6 months ago
    • Jama Mahamed
      Jama Mahamed

      Wuu ka baxa gobolka sanaag waxaana la yidhahda duube

      about 7 months ago
    • Hodan waa runta wll Ahmed
      Hodan waa runta wll Ahmed

      Abaayo yasmiin halkee kala so xariira wan kugu cusbahay

      about 8 months ago
    • Huseein Abdi
      Huseein Abdi

      Mashaallah

      about 9 months ago
    • yaasmin mohammed
      yaasmin mohammed

      kenya wax badan waa lagaa helaa lknmaan Arag bocor hindi

      about 9 months ago
    • yaasmin mohammed
      yaasmin mohammed

      thanks

      about 9 months ago
    • Rahma Ali
      Rahma Ali

      MASAGO iyo misir miyaa,?

      about 9 months ago
    • Rahma Ali
      Rahma Ali

      MASAGO iyo misir miyaa,?

      about 9 months ago
    • Rahma Ali
      Rahma Ali

      MASHA allah jazakallah yasmin

      about 9 months ago
    • qatro Ahmed
      qatro Ahmed

      Kan dhalada kujira waxa ladhaha xawaji but bur

      about 10 months ago
    • Fardowsa Osman
      Fardowsa Osman

      Abayo kinwa mahaawayo

      about 10 months ago
    • Sheyma Ahmad
      Sheyma Ahmad

      Bocor katiitow aa loo yaqaan Muqdisho. Aad ban u jeclahy laakin mirihisa maba isticmaalin wali wan ku arka dukaamda lakin hada kadib wa isku ogaa

      about 10 months ago
    • Yaxye Kabiiroow
      Yaxye Kabiiroow

      abayoy bahal igajilacey maxakafarsameylahaa

      about 10 months ago
    • Yaxye Kabiiroow
      Yaxye Kabiiroow

      yasmiin mashalh

      about 10 months ago
    • Xaawa Xassan
      Xaawa Xassan

      ماشاء الله

      about 10 months ago
    • Hani Saedd
      Hani Saedd

      Midka waxaa ladhahaa xawaaji buurbuur

      about 10 months ago
    • Hani Saedd
      Hani Saedd

      Somaali waa buuxaa

      about 10 months ago
    • Mohamud Jamac
      Mohamud Jamac

      yasmin malabka ayn raba waxn joga jarmalka ee lanbarkaga hos nogu so qot

      about 10 months ago
    • Jimcaale Yuusuf
      Jimcaale Yuusuf

      bucordindiga murihiisa maladubaa

      about 10 months ago
    • Jimcaale Yuusuf
      Jimcaale Yuusuf

      asc

      about 10 months ago
    • C/qani Nomad
      C/qani Nomad

      Abaay yaasmiin wadaad iisoqor taa (NUMBER)kaaga ama iga sowac +252624239099 saan uhelo xiiriikaaga fadlan isowac saan uarko numbarkaaga

      about 10 months ago
    • Ahmed Meile
      Ahmed Meile

      Kinwada waa la yiraahdaa #waambo waa miro aad uyaryar inta badan somalida mataqaano lkn gobolda qaar waa labeerta sida gobolada leh wabiyada #shabeelada_dhaxe waa geed sida #Bariiska oo kale shakli ahaan lkn mirihiisa ubaxaan sida #Masagada ama reer waqooyga uyaqaanaan #Haruur ka waxaana laka sameeyaa budada soorta oo kale soor ahaana waa loo karsadaa #ogaalkeey_ga from #xamar cadeey

      about 10 months ago
    • Rasha Mohamed
      Rasha Mohamed In reply to Ahmed Meile

      Wll waambo magac kale ma ku taqaaanaaaa plz

      about 8 months ago
    • hasankhan khan
      hasankhan khan In reply to Ahmed Meile

      Walal kinwada waa maxay

      about 9 months ago
    • Daadir Xusen
      Daadir Xusen

      butternut aa ladh haa

      about 10 months ago
    • Hibaaq Maxamud
      Hibaaq Maxamud

      Waxay waxu ma canbe babayba

      about 10 months ago
    • Fatima Omar
      Fatima Omar

      @cafimat fican Salam sis, I wanted to know if your books are sold as ebooks/pdf files? I thought it would be easier for those that live outside of USA to obtain a copy. Let me know InshaAllah.

      about 10 months ago
    • Sahra Ahmed
      Sahra Ahmed

      Walaaley macmacaanka ovenka mayaa la galinayaa mise sidiisa ayaa lagu cunayaa jazaakallaah

      about 10 months ago
    • Saynab Diiriye
      Saynab Diiriye

      Babydatda bocor iyo sweat potatoes ay aad u jeceshahay masha allah

      about 10 months ago