#jazeera #Beach
dhamaantiina illaahey dartiis ayaa idin jeclahay qalbigeyga aya kujirtiin waxa kamidihiin family keyga #❀️❀️❀

Comments

    • Raaho Osman
      Raaho Osman

      Azal dadkeeni sharafta lahaa darisnimo qiimo qadarin Dadki laga soo gaare dad jaceel waxan soo xasuustay dariskeeygi Faadumo Sheekh iikar aaminaati iyo qof qiimo leh Aay Faadumo maye dad waa cad cadka carab reer xamar reer baraawe alaha idin dhoowro

      about 2 months ago
    • empire saara
      empire saara

      Maasha'llh

      about 2 months ago
    • Faadumo Cadey
      Faadumo Cadey

      Masha allaah

      about 2 months ago
    • fanka hassan
      fanka hassan

      I think inaa waqti fiican lasoo qaadatay xasuusna kuu noqon doonto qurbaha noloshaan wadajir ah lagamaheli waqtiga cariiri ah alaha kuu xifdiyo ehelkaga quruxda badan masha alah

      about 2 months ago
    • Halima Hassan
      Halima Hassan

      Maashalah

      about 3 months ago
    • shosho cute
      shosho cute

      Alah geel alah dameer kkkkkkk
      Masha allah waligiina farxad ku noolaada

      about 3 months ago
    • Ck Jamal
      Ck Jamal

      Masha allaah maasha allaaah maashaaa alllaaaaaah taaa baa raka alaahhhhhhhhh

      about 3 months ago
    • True Comment
      True Comment

      Waa tihiin muwaadhiniin dhab ah. cadowgiina Ilaahay ha qabto. salaan sare from Calgary, Canada πŸ‡¨πŸ‡¦

      about 3 months ago
    • MOHAN CARAB
      MOHAN CARAB

      Alla mxn Mogadisho Uxiisay πŸ˜₯πŸ˜₯πŸ˜₯ GERMANY IYO QABOWGEEDA NACAY LKN WAA IMAAN BILAHA SOO SOCDA INSHA ALLAH 😍😍😍

      about 3 months ago
    • Caisha Adan
      Caisha Adan

      masha Allha hapii famil athin abyo ilahaay hanii dhaafo

      about 3 months ago
    • xikmadaha casriga
      xikmadaha casriga

      Jazeera aad ayaan ujclahay waqti walbo oon fasax helo waan aadaa maasha allaah

      about 3 months ago
    • xikmadaha casriga
      xikmadaha casriga

      Maasha allaah caaliya abtigaa aad ayaa oo gu eg tahay

      about 3 months ago
    • xasan abdi
      xasan abdi

      Qamar kabdhahan midoo iku sharaf is Kabul e he

      about 3 months ago
    • Elmira Jackson
      Elmira Jackson

      Mugdishu my city

      about 3 months ago
    • Caaliya Bint Amiir
      Caaliya Bint Amiir

      Xabiibti waan kuuxiisnay soonoqo adoo nabad ah ❀

      about 3 months ago
    • Amal Abdulrahim
      Amal Abdulrahim

      masha alaah jaziiro wa meshena kudhalaney inta sheqaal jasira ah leekta isaara

      about 3 months ago
    • Hawo Mohamed
      Hawo Mohamed

      Ya qamarey waaba cajaaib ilaahayow wadanka dhamaan nabad noogadhig

      about 3 months ago
    • Aba Graphics Co.
      Aba Graphics Co.

      Asc,wllo haddii aad u baahantahay in laguu Naqshadeeyo logo,Faceboo cover,youtube Art cover,iyo nooc walba oo sawir ama haddii aad u baahato in laguu sameeyo logo dhaqdhaqaaysa iyo Video Inro waan kuu qabanaynaa adeegyadaas oo dhan,weliba si casri ah oo noocyadiii ugu dambeyay naqshadaha iyo colorska ayaan kuugu sameynena.

      wixii faahfaahin ah la xiriir oo Booqo Boggeena fb: https://www.facebook.com/abagraphics/

      about 3 months ago
    • Saabir Barre
      Saabir Barre

      Ninka heesta qadayo codkiiisa iga gadan yhy wlhi✌️

      about 3 months ago
    • foos hussein
      foos hussein

      Masha allah si fcna u baashaasheen

      about 3 months ago
    • Fadumo Abdullahi
      Fadumo Abdullahi

      Qamar bint Amir Allaha ku dhowro adi iyo familyga farxada bdn

      about 3 months ago
    • Fadumo Abdullahi
      Fadumo Abdullahi

      Mashallh xamar cadey Allaha nagu xafido

      about 3 months ago
    • Xamdi Axmed
      Xamdi Axmed

      abayo qamar hada ayan kugu so biraya waxan rajeyan in aan wax badan kaa faido insha allah

      about 3 months ago
    • Sabrin Abukar
      Sabrin Abukar

      Thts sooo cuteeee β€οΈπŸ’‹πŸ’‹πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ˜πŸ˜πŸ₯°πŸ₯°πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­ I really missed Somalia I wanna come back soo bad .. ya Allah make our country peace again ❀️❀️πŸ₯°πŸ₯°πŸ’‹

      about 3 months ago
    • simran mxmud
      simran mxmud

      qamar codsi abyo dageerahaga u sheeg inay aadan janalka deeq xuseen deeq plz waxay ka helayaan sheekooyin waxyaabo layaab ah fadlan abyo mcn

      about 3 months ago
    • Zaki uk
      Zaki uk

      Masha Allha

      about 3 months ago
    • Raxiima Sharaf
      Raxiima Sharaf

      maaaha allah qamareey waa lagaa dareemooyaa in aad fmlkaaga in aad u taktay farxad ku nooloow

      about 3 months ago
    • Sabirin Bashiir
      Sabirin Bashiir

      Masha allh allh idin daayo damashat wacn wllaheyga qastn qamr binhltu I love you my sister

      about 3 months ago
    • Qadro Maxamad
      Qadro Maxamad

      Masha allaah wallshey farxsan nolol wacn and family ka we love u 😍😍😍

      about 3 months ago
    • Zeyna Mohammed
      Zeyna Mohammed

      Masha allaha tabaaraklaha sis

      about 3 months ago