#Qamar_bint_amiir

Comments

    • murayo mohamuod
      murayo mohamuod

      waywayway ar somali mesha ugu shidan xamarweyne waye walahi waa u xiisay masha allh xafad ka fcn ma arkin xafadaas taxiyya ahlal hamar weyne

      about 18 hours ago
    • Zahro Zakariya
      Zahro Zakariya

      111 aniga Kula jecel

      about 8 days ago
    • Zahro Zakariya
      Zahro Zakariya

      Wallhi wqti sheet igu danbesi

      about 8 days ago
    • Raaho Osman
      Raaho Osman

      Qamar xasuus igalisay xafadeeydi karaan busleey i dhex geysay noloow❤️❤️

      about 1 month ago
    • Raaho Osman
      Raaho Osman

      Jidki manabolyo Xalwo hilal ilaa jidki sanco galayey ilaa jiiro wacbuudhan galayey ilaa karaan xafadeeydi ilaa tagayey Xaliimo hiite Maasha alaah xaafada wajeer galeen 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

      about 1 month ago
    • sulekho love
      sulekho love

      Mnsh allh mnsha allh abyo dalxiis baab k dhargtay hanblyo familkga Sid qurxda bdan oo ooldalxiiisaty

      about 1 month ago
    • sulekho love
      sulekho love

      See u bisaln waxa dabk l dhex gashay Soo qalal maaha

      about 1 month ago
    • sulekho love
      sulekho love

      Wlhi walig m arg saan miyaa tinaark loo dubahaa reer xamar reer maldwayn kuli inta dhankaas jirtoh jcl

      about 1 month ago
    • Abdullahi Kamaal
      Abdullahi Kamaal

      Xafada jabuuti waaye

      about 1 month ago
    • Abdullahi Kamaal
      Abdullahi Kamaal

      Masha alaah karaan maxaan uxiisay rerkeena aa ixasuusisay manta muufo iyo caloley wax aa kajeclahay malahan

      about 1 month ago
    • Dadir Mohamed
      Dadir Mohamed

      Mash allah ☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻

      about 1 month ago
    • H
      H

      Aiyaa yaa ooh man. I love Somalia but I really really could never handle the butcher and the stomach reminds me of towel

      about 1 month ago
    • Mom Love
      Mom Love

      Allow wadankeena Cadowga ka qabo iyo qaraxyada
      Aniga doqeyga waa calool duuduub ,muufo tinaar iyo Busteeki macal dheecankiisa
      Dhareerka iga dhamaan raba

      about 1 month ago
    • Nura hjärta
      Nura hjärta

      👍

      about 1 month ago
    • Umu Abdallah
      Umu Abdallah

      Yamy yamy muufo tanar & caloley duudub Allabteyda waye dharerka iga socdo walahi qamarey isku doq an nahey isoo niyoo☝️

      about 1 month ago
    • سوويدا بنةسلاد
      سوويدا بنةسلاد

      karaan❤xafadeeyda xasuus thnks qamar😘😍

      about 1 month ago
    • ahlam swendari
      ahlam swendari

      Mansha Allah hbbti Instagramka soogal

      about 1 month ago
    • Ilaria Terzo
      Ilaria Terzo

      Mahadsanid qamar👍

      about 1 month ago
    • umi haashim umi haashim
      umi haashim umi haashim

      👆👆👆👆

      about 1 month ago
    • umi haashim umi haashim
      umi haashim umi haashim

      Masha allaah waa loo xiisay muufo dinaar

      about 1 month ago
    • احبك فى الله
      احبك فى الله

      Xafadaydii wajeer
      2009 ayaa iku danbayse
      Walinah waa sideediii
      Insha allah sanadkaan haduu illah qadara inaa somaliya aada ayaa rajaynaaaa

      about 1 month ago
    • Muna Qali
      Muna Qali

      Masha allah Qamar qurux allaha ku daayo inaan ku imaadan Rabaa intaad bixin abaayo

      about 1 month ago
    • Sami Osman
      Sami Osman

      Gacmaha gloves gasho dheh

      about 1 month ago
    • faiza mohamed
      faiza mohamed

      Asc maasha Allah abaayo anaa jecel

      about 1 month ago
    • Rugta cilansarka Mustaqbal
      Rugta cilansarka Mustaqbal

      Mashalah xbti

      about 1 month ago
    • Umu Mehlan
      Umu Mehlan

      Karaan love 💕 🌹❤️💞💋✅👍🏼👏✈️

      about 1 month ago
    • Fatima Zara
      Fatima Zara

      13 :12second marke tahay dukanka shaxshaxlow guryaha ku dhagan marka xooga lasii dhaafo ayaan daganen hada familka wali dagan alla maxaa u xiisay xmr cadeey qamar tnx huno 😍😍😭😭

      about 1 month ago
    • Samaan Rage
      Samaan Rage

      15:21 xafadeyda 🥰

      about 1 month ago
    • Sucaad Xusein xasan
      Sucaad Xusein xasan

      Masha allaah xusuus iga dheh laamiga nasiiboonde masjidka al rawda aan ujeeda iyo wadadii aan kulogeenjiray wlh gurigeena aan ka arkay video gaan shukran qamar binto amiir 👍😍

      about 1 month ago
    • Rukiya Muse
      Rukiya Muse

      Mansha allah ilahey hakudaweeyo

      about 1 month ago