www.instagram.com/qamar_bint_amiir_/

  www.snapchat.com/add/bint_amiir

Email:  qamar_bint_amiir@hotmail.com

Comments

    • Farhiya Ladan
      Farhiya Ladan

      Abaayo macan illahay dartiisa ayan kuujeclahay waayo waxad tahay qof qalbigeeda nadiif ah nabad kunolow insha allah

      about 1 month ago
    • Ruun Bbe
      Ruun Bbe

      Qamar sida wax usoo duubto waan jeclahay

      about 3 months ago
    • hafsa cadey
      hafsa cadey

      Masha allaah

      about 5 months ago
    • tsm_harun 10
      tsm_harun 10

      Aaniigaa xiitaaa waa uuu xiisaaaye. Duudube,

      about 5 months ago
    • Nastexo Ibrahim Alcukemi
      Nastexo Ibrahim Alcukemi

      Masha allah

      about 5 months ago
    • Lula Hersi
      Lula Hersi

      Ma Shaa Allah I miss Calpol duuduub

      about 5 months ago
    • Aniga Waaye
      Aniga Waaye

      asc qali wa n Ku salamay cafimad Ku cuna abayo caliyana igu salaaan

      about 5 months ago
    • فاطمة الفقية
      فاطمة الفقية

      بالعافيه

      about 5 months ago
    • Amina Dacad
      Amina Dacad

      Maasha alaah cadey alaah haku daweyo

      about 5 months ago
    • Salwa Hassan
      Salwa Hassan

      Mashallaaha illaahay haku daaweeyo xabibtii

      about 5 months ago
    • manka 99
      manka 99

      inta qamr tagerto like saar

      about 5 months ago
    • manka 99
      manka 99

      masha alah

      about 5 months ago
    • ABDO NAASIR
      ABDO NAASIR

      maashaa allah xamar waa fiicnaatay

      about 5 months ago
    • Fardowso Abdi
      Fardowso Abdi

      Man sha allaha

      about 5 months ago
    • captain ajiid awaale
      captain ajiid awaale

      haye wan arkaaye mugoo casuumada iska cuna kaligiine dariska ama masakinta wax malogeye ileen waxad isku dar dareysan dad ayan aboodine oon hetsane adigane wad sobandhigeysa illahi kusiiye umahadceli kadibna 1ama 2ruux kafarxi daris ama maskin tuugsanaye si dadka ishoda ugu badbatid

      about 5 months ago
    • Shamso Sacdiya
      Shamso Sacdiya

      Aamiin

      about 5 months ago
    • Shamso Sacdiya
      Shamso Sacdiya

      Msh Allah qaali aniga uxiisay xabbti mcn mc mc mc mcnto Allah ku xafido calaa nuur calaa nuur

      about 5 months ago
    • Shamso Sacdiya
      Shamso Sacdiya

      Thanks mcnto

      about 5 months ago
    • Queen bella
      Queen bella

      😍😍😍😍😍

      about 5 months ago
    • Seynab Molaq
      Seynab Molaq

      Manshallah

      about 5 months ago
    • Princess Hawa Canger
      Princess Hawa Canger

      about 5 months ago
    • sacdiya Adontii alle
      sacdiya Adontii alle

      Wlhi wey xakaartay abaayo caaliya ilaahey haka ajarsiiya

      about 5 months ago
    • sacdiya Adontii alle
      sacdiya Adontii alle

      Masha allah alla malaayga somali goormee iigu dambeysay

      about 5 months ago
    • anisa ali
      anisa ali

      Masha Allah

      about 5 months ago
    • Asha Parekh
      Asha Parekh

      Maanshallah somaliya ilahow u siyadi barwaqada

      about 5 months ago
    • Hafsiina33 Hafsiina33
      Hafsiina33 Hafsiina33

      Wacusbahay dalxis wacan

      about 5 months ago
    • tuli Abdi
      tuli Abdi

      Maaasha alah wlaashay

      about 5 months ago
    • Shamso Yarey
      Shamso Yarey

      manshaalaah

      about 6 months ago
    • Shukri Hussein
      Shukri Hussein

      Maasha alah anigana calooleyda iyo maleyga iyo muufada ayaan u xiisey wadankeena dhareer ilaahay ha idin daweeyo anagana nasiibkaas hana siiyo oo wadankeena ku aadno goormee iigu dambeysay xamer cadey xiisaan u qabaa wlhi

      about 6 months ago
    • xafsa nuur
      xafsa nuur

      Masha allh xamar cadey wa ina mar taga wan jeclahay wlhy lkn qof i casuma raba cid kama aqaano😍

      about 6 months ago